Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay Dorashadii ka dhacay Soomaaliland asagoo Hambalyo udiray madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi.
Wuxuu Sheegay in dorashadii ka dhacday Soomaaliland ay tahay in wax laga barto maadaama Soomaaliya ay kusoo foodleedahy  doorasho 2021.
Ra’iisul Wasaara kuxigeenka dalka ayaa ka dhawaajiyay in wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland la dardargaliyo waxtarna uleh umadda soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0