Shir kusaabsan Waxqabadka Wasaaradaha Puntland oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Shir kusaabsan Waxqabadka Wasaaradaha Puntland oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Garowe waxaa maanta ka furmay shir u dhaxeeya Hay’addaha Dowladda Puntland iyo Hay’adaha gar gaarka bixiya oo ay kamid tahay WFP ,kaas oo ku sabsana qorshaha 2018 ee wasaaradahaas iyo wixi qabsoomay sanadkan dhamaadka ah.
Wasaarado ay kamid tahay wasaarada Beeraha .Arrimaha Guddaha  iyo wasaarado dhowr ah ayaa ka qayb galay shirkan maanta ka furmay Garowe iyado loga hadlay sido kale sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta wasaradaha iyo Hay’addaha Ajaanibka ah.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Puntland Maxamed Cali Nuur (Jubba) oo waraysi siyaay Radio daljir caawa ayaa kawarbixiyeey muhiimada shirkaa iyo ka wasaarad ahaan hadalki goobta ay kajeediyeen.
Maxamed Lakiman oo Daljir Garowe jooga ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com