Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxwaynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo kulmay (sawiro)

HomeWararka

Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxwaynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo kulmay (sawiro)

Ra'iisul wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka
Golaha deegaanka Gaalkacyo oo ka hadlay xiisad kasoo cusboonaatay Mudug (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii madaxwaynihii hore uu gacan ugu siin lahaa dajinta xiisadda siyaasadeed ee dowladda kasoo wajahaysa arimaha gudaha.

Shariif Sheekh Axmed oo doorashadii madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo soo gaaray kaalinta sadexaad ayaa sidoo kale horay ay usoo wada shaqeeyeen madaxwaynaha oo uu ra’iisul wasaare uu u magacaabay 2010kii.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: