Galmudug iyo Ahlu Sunah oo shir uga furmayo Nairbi

HomeWararka

Galmudug iyo Ahlu Sunah oo shir uga furmayo Nairbi

Wadahadalo u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunah Waljameeca ayaa ka furmaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Sida ay warbaahinta u

Itoobiya oo u aqoonsatay Ururka TPLF Argagaxiso
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

Wadahadalo u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunah Waljameeca ayaa ka furmaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug wada hadalada ayaa waxaa gar wadeen ka ah urur goboleedka Igad.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo madaxwaynaha maamulka gobolada dhexe ee Sheekh Axmed Shaakir,kana mid ah hogaanka Ahlu Sunah ee gobolada dhexe ayaa gaaray magalada Nairobi iyagoona ka qaybgalaya wadahadalada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: