Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Sharma’arke Claahi Cali oo ah aqoonyahan da’yar oo wax ku bartay dalalka Somaliya,

Martisoor, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan): Halgan nololeed oo aad u dheer | Qaybtii 3aad | daawo)
MARTISOOR: iyo Eng Cabdulaahi Maxamed oo ah Mulkiilaha Shirkadd Soo saarta Cuntada (dhegayso)
MARTISOOR: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland & Wejiga labaad ee Doorashooyinka

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Sharma’arke Claahi Cali oo ah aqoonyahan da’yar oo wax ku bartay dalalka Somaliya, Ugandha iyo Turkiga, bartayna cilmiga maamulka iyo hormarinta ganacsiga, taas kasowna waa qoraa oo dhawaan ayuu magaaladatan Bossaso waxa uu kusoo bandhigay  buug uu qoray.

Waxaana qoraagu uu si durugsan barnaamijkan ugu falanqaynayaa ahmiyadda ballaaran ee aqoontu u leedahay nolosha iyo jiritaanka bulsho kasta, siiba bulshada Somalida oo la sheego inaysan inta badan waxna qorin waxna akhrin, si gaar ahna caqabadaha ay la kulmaan ganacsatada la nool wacyiga caynkaas ah ee la xiriira dhanka fahanka ganacsi iyo xisaabaadka ee asaasiga u ah goobaha ganacsiga, kuwaas oo ah arrimaha uu diiradda saarayo buugga uu sharma’arke dhawaan soo bandhigay.

Hoos ka dhegayso barnaamijka oo dhameystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • maxamed farax 6 years ago

    fadlan xagaan ka hile karaa boogaan qiimaha booga waa imisa

DISQUS: