RW Khayre: “Shabaabka iyo dowladiidka waa isku mid” (dhegayso)

HomeWararkaUncategorized

RW Khayre: “Shabaabka iyo dowladiidka waa isku mid” (dhegayso)

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlay kulan ay haweenka gobolka Banaadir ku soo dhoweynayeen howlglada ay dowladda hogaaminayso ee ka dhanka a

Warsaxaafeed: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jarmalka kulamo kula yeeshay madax iyo diblomaasiyiin
Golaha Qurbajoogta Puntland shaqo kuma laha maqaalka cayda ah ee ku soo baxay Jidbaale.com [Akhris …]
Wariye Jamaal Osman oo mar kale ku gulaystay Abalmarinta sare ee wariyenimo (Sawiro)

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlay kulan ay haweenka gobolka Banaadir ku soo dhoweynayeen howlglada ay dowladda hogaaminayso ee ka dhanka ah Al-shabaab ayaa waxaa uu sheegay inuu ugu baaqayo shacabka inay u midoowaan dagaalka kadhanka ah Al-shabaab, si jiilasha dambe ay nolol wanaagsan ay u helaan.

Xasan Khayre ayaa dhanka kalle sheegay waxa uu ugu yeeray dowladdiid oo uu ula jeeday siyaasiyiinta dhaliilsan xukuumaddiisa iyo Al-shabaab inay yihiin kuwa isku mid ah.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: