Wariye Jamaal Osman oo mar kale ku gulaystay Abalmarinta sare ee wariyenimo (Sawiro)

london, May – Waxaa Mar kale ku Gulaystay? Abaal marinta lagu Mutaysto shaqada adag ee Rali gelisa Bulshada Weriye Sare Jamaal Osman oo ay Gudoonsiisay One World Media Awards, Abaalmarintan oo uu ku mutaystay Sheeka Wareedka ugu Qaalisan Dunida (News Story) ee Sannadkan 2013.

Jamaal Osman ayaa u shaqeeya Tv-ga?Channel 4 ee sida weyn looga xiiseeyo UK iyo Dunida Intiisa kale kuna yaala Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London, Saxibkiisa Filim qaadaha Sare ee Ahmed Farah ayaa isagana Kalin weyn ka qaatay Filimka sida Sawirka ka muuqatana uu Jamaal ku sharfay in uu garab istaago lana qaybsado Farxadda.

Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Weriye Jamaal ku Mutaystay abal marintaan Sheeka ku saabsan Heerka Cadaaladeed ee Soomaaliya oo uu Sannadkii hore ka diyariyay Dilalk, Qisaasta iyo Nidaamyada ay Maraan Somali Justice kaaso intiisa badan uu ka sameeyey Weriyaha iyo Kooxdiisa Deeganada Puntland.

Filimkaas ayaa ahaa Mid qiiro iyo Muraga Xambarsana isla markaana Dhalinyarada ama Dadka Hubaysan nacsiin kara haddi ay Daawadan inay Qof Biniadan ah dilaan.

Jamaal ayaa sannadkii 2012 ku Gulaystay Weriyaha ugu wanaagsan Dunida Isla Abalmarinta sannadlaha ee Hay?addan, taaso uu ku mutaystay Barnaamijyo badan oo uu ka sameeyey gudaha dalka soomaaliya.

Halkaan ka daawo Filimkii la magac-baxay Somali justice http://www.youtube.com/watch?v=o81oXmhMUSw

\"\"\"\"\"\"

Maxamed C/llaahi Cali ‘Kooshin’

Xigasho: Raadraacnews

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com