Wasiirka arimaha dibadda ee faderaalka oo hortagaya baarlamaanka aqalka sare

HomeWararka

Wasiirka arimaha dibadda ee faderaalka oo hortagaya baarlamaanka aqalka sare

Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta oo Talaado ah hortagaya aqalka sare ee baarlamaanka Soomaal

Wasiirka Ganacsiga DFS oo ka hadlay Waddahadalada Somaliland iyo Somaaliya (dhegayso)
Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (DHEGAYSO)
Nabadoon Xarrago oo ka warbixiyey qaylodhaan ka timi ciidamo weli ku xanniban dalka Eritrea

Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta oo Talaado ah hortagaya aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa la filayaa in wax laga waydiiyo howlaha wasaaraddiisa u qabsoomay mudadii uu xafiiska joogay iyo waxyaabaha gaabiska noqday.

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 54 xubnood matalana dowlad goboleedyada ayaa maalmihii u dambeeyey waday barnaamijyo su’aalo ay ku waydiinayeen wasaaradaha xukuumadda faderaalka ee Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: