Gobolka Gedo oo lagu soo bandhigay rag ku eedaysan inay qaraxyo doonayeen inay fuliyaan

HomeWararka

Gobolka Gedo oo lagu soo bandhigay rag ku eedaysan inay qaraxyo doonayeen inay fuliyaan

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa gacanta kusoo dhigay rag lagu eedeeyey inay doonayeen inay qaraxyo ka fuliyaan degmada Luuq ee gobolka Gedo

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
NUSOJ “Waa in la xukumaa dilayaasha suxufiyiinta si loo soo afjaro cadaalad-darrada taariikhiga ah iyo dhaqanka ciqaab la’aanta.”
Dawlada Soomaaliya oo Faah faahisay Hawlgallada ka socda Gobolada Dalka

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa gacanta kusoo dhigay rag lagu eedeeyey inay doonayeen inay qaraxyo ka fuliyaan degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Raggan oo tiradoodu ay ahaayeen laba ruux ayaa sida maamulka uu sheegay lagu soo qabtay taleefano, bambaano iyo fiilooyin si’ay ugu isticmaalaan qaraxyada.

Guddoomiyaha degmada Luuq ee gobolka Gedo Maxamed Cismaan Xuseen Ganey ayaa sheegay in raggan su’aalo lagu waydiinayo saldhiga booliska ee degmada, waxaana uu intaasi ku daray falalkan qaraxa inay fashiliyeen ciidamada ammaanka ee gobolka Gedo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0