Wasaaradda deegaanka Puntland oo biyo xireeno cusub ka hirgalisay Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda deegaanka Puntland oo biyo xireeno cusub ka hirgalisay Puntland (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Puntland ayaa biyo xireeno cusub ka hirgalisay degmooyin katirsan gobolada Puntland, kuwaasi oo looga faa’iidaysan doono xiliyada roobka. Wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka. dalxiiska iyo duur joogto Maxamuud Ciise Maareeye oo la hadlay radio Daljir ayaa u waramay Maxamud Fantastic oo ku sugan xarunta Daljir ee Qardho. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a06e2b501010079ffb60f9a/Waraysiga+Wasiirka+ku+xigeenka+deganka+pl+maareye+by+fantastic+11_11_2017.mp3

Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)
James Swan oo gaaray Magaaladda Jowhar
cSalaam Xaaji Ismaaciil: “Lacagta Imaaraadku waxa ay aheyd mu’aamarad kadhan ah Soomaaliya (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Puntland ayaa biyo xireeno cusub ka hirgalisay degmooyin katirsan gobolada Puntland, kuwaasi oo looga faa’iidaysan doono xiliyada roobka.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka. dalxiiska iyo duur joogto Maxamuud Ciise Maareeye oo la hadlay radio Daljir ayaa u waramay Maxamud Fantastic oo ku sugan xarunta Daljir ee Qardho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: