Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Puntland ayaa biyo xireeno cusub ka hirgalisay degmooyin katirsan gobolada Puntland, kuwaasi oo looga faa’iidaysan doono xiliyada roobka.
Wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka. dalxiiska iyo duur joogto Maxamuud Ciise Maareeye oo la hadlay radio Daljir ayaa u waramay Maxamud Fantastic oo ku sugan xarunta Daljir ee Qardho.
Dhigaal Cusub
« Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
« Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Kacdoonka dhalinyaro ee ka bilowday Puntland oo la bogaadiyay (dhegayso) »
Kacdoonka dhalinyaro ee ka bilowday Puntland oo la bogaadiyay (dhegayso) »