Falanqayn: Heshiiskii Muqdisho ee Maanta Maxaa Laga Fillan Karaa? (dhegayso)

HomeWararka

Falanqayn: Heshiiskii Muqdisho ee Maanta Maxaa Laga Fillan Karaa? (dhegayso)

Madaxda dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ayaa soo gabagabeeyey shirkii uga socday magaalada Muqdisho, waxaa uu yimid kadib casuumaad uu fidiyay

SIYAASI AXMED SICIID AW-NUUR: “WIILKEYGA OO LAGU XIRAY GAROWE WAA LA IIDIIDAY INAAN ARKO” (daawo)
Danjire Ciid Baddal: “Ninka dhibka badda keenay wuxuu ahaa Xasan Shiikh … oo xudduuduhii dalka u saxiixay Kenya … ahna sababta aan isku cisilay” (dhegayso)
Somaliland oo ka carootay warqad uga timid wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya

Madaxda dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ayaa soo gabagabeeyey shirkii uga socday magaalada Muqdisho, waxaa uu yimid kadib casuumaad uu fidiyay madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya, dhinacyada ayaa si’aad isugu khilaafsanaa arimaha siyaasadda dalka oo ay ka mid tahay siyaasadda arimaha dibadda waxaana xiriirkooda uu ahaa mid xumaanayay tan iyo markii uu bilowday khilaafka dowladaha Khaliijka.

Hadaba heshiiska maanta la gaaray ma yahay mid ka tarjumaya baahiyaha shacabka Soomaaliyeed ee la dhibaataysan darruufaha adag ee dalka uu ku jiro, dhanka kallesa heshiiskan ma yahay mid dawayn kara qodobadii khilaafka dhaliyay, su’aalahaasi iyo kuwa kalle ayaa waxaanu ka waraysanay Maxamed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska Afrika.

Dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: