Dhalinyarada Samaysanaya Shaqa Abuurka oo soo Badanaya Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyarada Samaysanaya Shaqa Abuurka oo soo Badanaya Garowe (dhegayso)

inta baddan dhalinyarada somaliyeed ayaa ah kuwa fahmay dalkooda shaqooyinka yaala ,iyago durba samaystay shaqo abuur,iyo furitaanka goobo ganacsi oo

Masjidka Tawba ee D. Burtinle oo lagu soo Gabagabeeyey kitaabo Diini ah oo gaaraya ilaa 15 kitaab
Eheladda gabar Badhan lagu kufsaday oo daljir la hadlay (Daawo)
Burcad Badeed Afduubatay Markab laga leeyahay dalka Norway

inta baddan dhalinyarada somaliyeed ayaa ah kuwa fahmay dalkooda shaqooyinka yaala ,iyago durba samaystay shaqo abuur,iyo furitaanka goobo ganacsi oo muhiim u ah nolashooda.

Garowe waxaa nolaal malmoodkooda karaadsada mid kamid ah faarahadaha soo saarta Agabka guryaha sida Sariiraha dhalinyaro kunool Garowe ,kuwaas oo nolashooda iyo mida qoysaaskoodaba ku maareeya.

Warbixintan Faarax Yemani ayaa inoo diyaariyeey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: