Mid ka mid ah aasaasayashii Waxbarashada Gobolka Bari oo ku geeriyooday weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

HomeWararka

Mid ka mid ah aasaasayashii Waxbarashada Gobolka Bari oo ku geeriyooday weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Ustaad Sakariye Maxamuud Xaaji Ciise oo ka mid ah bahdii ugu horaysay ee waxbarashada bilowday kadib burburkii dowladdii dhexe ee dalka ayaa ka mid no

Amarkii RW Khayre: “Qalbidhagax oo ah muwaadin Itoobiyan ah … xiriir dhowna la leh argagixisada ha lagu wareejiyo safiirka Itoobiya” (digreeto)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Argagaxisada Dalka Looga Saarayo (Daawo)
Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle

Ustaad Sakariye Maxamuud Xaaji Ciise oo ka mid ah bahdii ugu horaysay ee waxbarashada bilowday kadib burburkii dowladdii dhexe ee dalka ayaa ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarkii hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho isagoona horay maamule uga soo noqday iskuulka Nawaawi ee Bosaso.

Sidoo kalle waxaa uu ka mid ahaa shaqaalihii xafiiska raysal wasaarayaashii Soomaaliya soo maray, hadaba dad badan oo arimaha waxbarashada ku jira ayaa ka tacsiyadeeyey geerida marxuumka, Garyqaan Burhaan Maxamed Cali oo ah barre katirsan jaamacaha Bariga Afrika iyo Badda Cas, ayaa Daljir uga waramay aqoontii marxuunka uu ulahaa

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: