Mid ka mid ah aasaasayashii Waxbarashada Gobolka Bari oo ku geeriyooday weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Mid ka mid ah aasaasayashii Waxbarashada Gobolka Bari oo ku geeriyooday weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Ustaad Sakariye Maxamuud Xaaji Ciise oo ka mid ah bahdii ugu horaysay ee waxbarashada bilowday kadib burburkii dowladdii dhexe ee dalka ayaa ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarkii hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho isagoona horay maamule uga soo noqday iskuulka Nawaawi ee Bosaso.

Sidoo kalle waxaa uu ka mid ahaa shaqaalihii xafiiska raysal wasaarayaashii Soomaaliya soo maray, hadaba dad badan oo arimaha waxbarashada ku jira ayaa ka tacsiyadeeyey geerida marxuumka, Garyqaan Burhaan Maxamed Cali oo ah barre katirsan jaamacaha Bariga Afrika iyo Badda Cas, ayaa Daljir uga waramay aqoontii marxuunka uu ulahaa

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com