Dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Dekadda Boosaaso oo dib u bilaabatay (dhegayso)

HomeWararka

Dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Dekadda Boosaaso oo dib u bilaabatay (dhegayso)

Dhaq dhaqaaqii ganacsi ee dekeda Bosaaso ayaa dib usoolaabtay maalmo kadib markii ganacsatada iyo hay,ada taya dhawrka Puntland ay isku qabteen qaadis

Madaxweynaha Puntland oo hambalyo Bisha Ramadaan ku aadan u diray Shacabka Somaliyeed (Daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)

Dhaq dhaqaaqii ganacsi ee dekeda Bosaaso ayaa dib usoolaabtay maalmo kadib markii ganacsatada iyo hay,ada taya dhawrka Puntland ay isku qabteen qaadista qiimaha canshuurta badeecadaha ay ganacsatadu kala soo dagayso dekeda Bosaaso.

Dhanka kale qiimaha maciishada ayaa sare uka laga dareemaya tan iyo markii ganacsatada lagu soorogay canshuurta tayadhawrka oo ah qiimo dhan wax kayar 10 doolar.

Doonyihii ku soo xiran jiray dekeada Bosaaso ayaa ku sugan meel ka durugsan gudaha dekeda .

Cabdi Jirde Waa gudoomiyaha Ganacsatada Bosaaso Wariye Xasan Heykal ayuu uga waramay Waxa ay isku afgarteen Ganacsatada iyo Hay,ada Tayadhawrka Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: