Nabadoono ku Baaqay joojinta Dagaalada Godad (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoono ku Baaqay joojinta Dagaalada Godad (dhegayso)

iyado maalmo kahor dagaal khasaare geeystay uu kadhacay degaanka Godad ee gobalka mudug ayaa waxaa soo baxaysa nabadoonada iyo bulshada baaqa nabadeed

Madaxwayne Farmaajo oo sanad kadib booqashadiisii labaad ku tagaya Puntland
Sacuudi Carabiya: Ma Afgambi Dhicisoobay Mise Waa Xukun-Maroorsi Horleh?
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 23aad – dhegayso/daawo)

iyado maalmo kahor dagaal khasaare geeystay uu kadhacay degaanka Godad ee gobalka mudug ayaa waxaa soo baxaysa nabadoonada iyo bulshada baaqa nabadeed diraya una diraya maamula Puntland iyo Galmudug.

Qaar kamid ah waxgaradka Boosaaso oo daljir Boosaaso booqday ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ,isla markaana laga shaqeeyo nabada iyo hormarka gobalka Mudug,

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: