Wacaal Daray ah: Qarax xoogan oo goor dhowayd kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Qarax xoogan oo goor dhowayd kadhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax xoogan oo siwayn loo maqlay inuu galabta kadhacay waddo ka mid ah waddooyinka sida wayn loo

Wacyigelin Kahortagga & ka Taxadarka Cudurka Coronavirus (Daawo)
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo inka badan boqol diblumaasi Ruushiya eryay
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax xoogan oo siwayn loo maqlay inuu galabta kadhacay waddo ka mid ah waddooyinka sida wayn loo ilaaliyo ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa kadhacay inta u dhaxaysa hotelka Naasahablood iyo taaladdii Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.

Qiic ayaa qariyay cirka sida wariyaha Daljir ee Muqdisho kusoo waramayo, qaraxan ayaa kusoo beegmaya xilli wali dadwaynaha Soomaaliyeed maankoodu ka guuxayo weerarkii ugu xumaa ee caalamka kadhaca wixii ka dambeeyey weerarkii 11september ee Newyork oo ahaa weerarkii Soobe.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: