Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax xoogan oo siwayn loo maqlay inuu galabta kadhacay waddo ka mid ah waddooyinka sida wayn loo ilaaliyo ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa kadhacay inta u dhaxaysa hotelka Naasahablood iyo taaladdii Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.
Qiic ayaa qariyay cirka sida wariyaha Daljir ee Muqdisho kusoo waramayo, qaraxan ayaa kusoo beegmaya xilli wali dadwaynaha Soomaaliyeed maankoodu ka guuxayo weerarkii ugu xumaa ee caalamka kadhaca wixii ka dambeeyey weerarkii 11september ee Newyork oo ahaa weerarkii Soobe.
Dhigaal Cusub
« Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo u dhoofay Sudaan
« Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo u dhoofay Sudaan
Dhigaal Duug ah
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso) »
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso) »