Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Muranka dhulka (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Muranka dhulka (dhegayso)

Is qab-qabsi la xiriira dhulalka Danda guud ayaa kusoo kordhaye Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, waxaana marar badan Magaaladaas ka

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saraakisha Ciidamada Guriceel oo amaro cusub soo saaray
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Is qab-qabsi la xiriira dhulalka Danda guud ayaa kusoo kordhaye Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, waxaana marar badan Magaaladaas ka dhacay isku dhacyada ay ka qeyb Qaataan Ciidamada.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in maanta wixii ka dambeeyo uu maamulka Jubbaland la wareegayo Dhulalka Danda guud ah ee ay Dadka isku dagaalaan.

Axmed Madoobe ayaa digniin u diray Ciidamada Maamulka ee ka qeyb galay Dagaaladaas, waxa uuna sheegay in tallaabo laga qaadi doono askarigii ka qeyb galay isku dhacyada dhulalka la isku heysto la xiriira.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: