Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)

HomeWararka

Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)

Magaaladda Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasaaradda Kalluumaysiga Dawladda dhexe iyo Wasaaraddaha Kalluumaysiga Maamulgoboleedyada Kalluum

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Maxico dad shidaal xadayay oo ku geeriyooday dab xoogan (daawo)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Xuska Maalinta Beeraha (dhegayso)

Magaaladda Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasaaradda Kalluumaysiga Dawladda dhexe iyo Wasaaraddaha Kalluumaysiga Maamulgoboleedyada Kalluumaysiga Khayraadka Badda Soomaaliya,waxaana ku sugnaa madasha masuuliyiin ka kala socday maamul gobaleedyada dalka sida Puntland,Galmudug,Hiirshabeele,Jubbaland iyo Wasiiro kasocday Dowladda Somaaliya.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isago Soo xiray shirkan oo dhinaca kale looga hadlayeey Jirifka lagu hayo Xeebaha Somaaliya iyo Arimaha Ganacsiga Khayraadka Badda.

Axmed sheekeye ayaa Warbixintan inooga diyaariyeey kulankii maanta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: