Madaxwayne Farmaajo: “Madaxdii aan lasoo kulmay waa ay iga aqbaleen dagaalka cusub ee Al-shabaab)

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo: “Madaxdii aan lasoo kulmay waa ay iga aqbaleen dagaalka cusub ee Al-shabaab)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo socdaalo ku marayay wadamada Jabuuti, Uganda, Itoobiya oo ay ciidamo ka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Farriin u Diray Shacabka Muqdisho (DHEGAYSO)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay ragii fuliyay weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo socdaalo ku marayay wadamada Jabuuti, Uganda, Itoobiya oo ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya ayaa maanta oo arbaco ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha ayaa sheegay guulo inay kusoo dhamaadeen wadamadii uu tagay, isagoona xusay inuu ka codsaday dagaal cusub oo ka dhan ah ururka Al-shabaab, codsigaasi oo ay ka aqbaleen dalalkii uu booqday.

Laakiin dadka arimaha ammaanka falanqeeya ayaa sheegaya madaxwaynaha inuu ku guul daraystay dhismaha ciidamo qaran oo ay Soomaaliya yeelato kuwaasi oo ah kaliya kuwa soo afjari kara dagaalka ka dhanka Al-shabaab.

Hoos kadhegayso Madaxwayne Farmaajo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: