Maamulka Galmudug oo Madaafic ku Garaacay Xaafado Kamid ah Waqooyiga Gaalkcyo (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo Madaafic ku Garaacay Xaafado Kamid ah Waqooyiga Gaalkcyo (dhegayso)

Ciidamo katirsan Kuwa Maamulka Galmudug ayaa Madaafic kusoo tuuray xaafadaha Waqooyiga Magaaladda Gaalkcyo ee dhinaca Puntland,Madaaficdaas oo khasaar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ku Baaqay In La Dardargeliyo Doorashada Dalka
Kenya oo sheegtay inay weerar ku dishay 20 katirsan Al-Shabaab
TARTAN IYO TACLIIN| Habeenkii 8aad iyo Dugsiyada isku arkay

Ciidamo katirsan Kuwa Maamulka Galmudug ayaa Madaafic kusoo tuuray xaafadaha Waqooyiga Magaaladda Gaalkcyo ee dhinaca Puntland,Madaaficdaas oo khasaare nafeed geeystay.

Hooyo 80 jir ayaa la sheegay in madaaficda mid kamid ah uu ku haleelay gurigeeda ayna geeriyootay sida uu u sheegay Radio Daljir Burhaan Jaamac oo ayeeyo u ahayd Hooyada madfacaas ku geeriyootay,

dhegayso Wwaraysiga Burhaan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: