Maamulka Galmudug oo Madaafic ku Garaacay Xaafado Kamid ah Waqooyiga Gaalkcyo (dhegayso)

Maamulka Galmudug oo Madaafic ku Garaacay Xaafado Kamid ah Waqooyiga Gaalkcyo (dhegayso)

Ciidamo katirsan Kuwa Maamulka Galmudug ayaa Madaafic kusoo tuuray xaafadaha Waqooyiga Magaaladda Gaalkcyo ee dhinaca Puntland,Madaaficdaas oo khasaare nafeed geeystay.

Hooyo 80 jir ayaa la sheegay in madaaficda mid kamid ah uu ku haleelay gurigeeda ayna geeriyootay sida uu u sheegay Radio Daljir Burhaan Jaamac oo ayeeyo u ahayd Hooyada madfacaas ku geeriyootay,

dhegayso Wwaraysiga Burhaan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0