Madaxweyne Farmaajo oo Ugaandha Gaaray (sawirro)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ugaandha Gaaray (sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray dalka Ugandha ,halkaas oo si weyn

Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay damaca Abiy Ahmed ee dekadda Saylac
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha diblomaasiyadeed ee Shir-guddoonka Golaha Guud ee UN-ka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray dalka Ugandha ,halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyeey.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Uganda ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

Farmaajo ayaa lagu waddaa in Madaxda Uganda uu kala hadlo sidii looga taageeri lahaa dagaalka Al-Shabaab,isago sido kale wadamo kale oo african ah sii mari doona,

Hoos kadaawo sawiro soo dhaweynta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: