Maamulka Degmadda Garowe oo ka Qayb Galay Furitaanka Shirkad Cusub oo Biyaha Soo Saarta (dhegayso)

Maamulka Degmadda Garowe oo ka Qayb Galay Furitaanka Shirkad Cusub oo Biyaha Soo Saarta (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa saaka xarigga laga jaray Warshad cusub oo saaro doonta biyaha sifaysan ee la cabo ,taas oo magaceeda maamulku ku shegeen Rayaan Water Factory ,waxaana furitaanka shirkadda ka qayb galay maamulka degmadda Wasiiro iyo marti sharaf kala duwan.

Wariye Faarax Maxamed Khaliif Faarax yemani ayaa Warbixin kadiyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com