Dhalinyaro is-Xil qaamay oo Guddiga Gurmadka weerarkii Zoobe ku wareejiyay dhaqaalle (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro is-Xil qaamay oo Guddiga Gurmadka weerarkii Zoobe ku wareejiyay dhaqaalle (dhegayso)

Dhalinyaro is abaabulay ayaa lacago ay kasoo auruuriyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Bosaso waxaa ay maanta ay ku wareejiyeen guddiga gurmadka

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid “Puntland waa in Badhan ay ka dhigto caasimada labaad ee PL (Daawo)
GAALKACYO OO MAANTA ROOBDOON LA ISUGU SOOBAXAY (daawo)
Jubbaland oo ka hadashay qoraalada ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka

Dhalinyaro is abaabulay ayaa lacago ay kasoo auruuriyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Bosaso waxaa ay maanta ay ku wareejiyeen guddiga gurmadka dadkii ku waxyeeloobay weerarkii musiibada ahaa ee Soobe, kadib kulan kadhacay magaalada Bosaso.

Mohamed Abshir Warsame iyo Musdalifo Cabdirisaaq Siciid oo ka mid ah dhalinyaradii is abaabushay ayaa dareenkooda weerarka ay ku yeelatay iyo dhaqalaaha ay aruuriyeen uga waramay Maxamud Cabdi Ibrahim.

Dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: