Xaaladda Qoysaas ku Sugan Cabudwaaq oo laga soo dayrinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda Qoysaas ku Sugan Cabudwaaq oo laga soo dayrinayo (dhegayso)

Qoysas gaaraya 7,98 Qoys oo isugujira dadki ay xooluhu ka dhamaadeen iyo qoysas barakacayaal ah oo kunool 7 xero oo kuyaala duleedka degmada caabudw

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Kormeer ku maraya Burtinle (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Qoysas gaaraya 7,98 Qoys oo isugujira dadki ay xooluhu ka dhamaadeen iyo qoysas barakacayaal ah oo kunool 7 xero oo kuyaala duleedka degmada caabudwaaq ayaa laga soo deerinayaa xaaladooda nololeed .

Qoysaskan ayaa raashiin loogu talagalay in looqaybiyo ay leexsadeen siada ay daljir usheegeen shaqsiyaad gaar ah oo deegaanka ka sojeeda.

Rashinkan loogu talagalay in lagaarsiiyo qoysaskan danyarta ah ayaa wasxaa soo dhiibtay hay,ad laga leeyahay dalka kuwayt.

Waxaa lasoo sheegayaa ilaa kudhaad toban qof oo kamid aha dadkii ay xoolaha ka dhamaadeen ay udhinteen macluul iyo cuduro soo wajahay.

Hadaba Xalwo aadan guuleed Xiriiryaha Ururka P ,W, R oo ah urur kahortaga tacadiga ka dhanka ah haweenka iyo dadka danyarta ah, wariye Xasan Heykal oo kusugan magaalada Bosaaso ayay uga warantay sida ay kudhacday in raashinkan laweecsado iyo xaalada ay dadku kusugan yihiin haatan.

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0