Xubintii Ciyaaraha: Messi iyo 100 Gool! (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Messi iyo 100 Gool! (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka horyaalada qaaradda Yurub ee Champions League. Ciyaaryahanka koo

Saaka & Xubinta Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani
DALJIR SPORTS NEWS | MAXAA KEENAY IN DFS AYNA LA XISAABTAMIN XIRIIRKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka horyaalada qaaradda Yurub ee Champions League. Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Leo Messi ayaa goolasha uu dhaliyey koobka qaaradda Yurub waxa ay gaareen 100 gool.

Waxaa kale oo soo socda mar dhowna lana ciyaari doona kulamo ka tirsan koobka labaad ee qaarada Yurub loogu daawashada badan yahay ee Europa League.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

          

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: