Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.

HomeWararka

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, 18, 2

Wararkii ugu dambeyey ee Xaaladda Baladweyne
Sheekh shariif oo maanta tagay Jowhar
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, 18, 2017 Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo.

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in la magacaabo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.

Wuxuu Xeeriyey:
1. Waxaa Abshir Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: