Afhayeenkii Wasaarada Amniga DFS oo is Casilay

HomeWararka

Afhayeenkii Wasaarada Amniga DFS oo is Casilay

Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Xalay ku dhawaaqay in uu is casilay. Isaga oo ku sugan Magaalada Ki

Madaxweyne farmaajo oo dib ugu laabtay Muqdisho
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dawladda Jabuuti uga Mahad-celiyay Tababarka Ciidamada Soomaaliyeed (sawiro)

Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Xalay ku dhawaaqay in uu is casilay.

Isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayuu Warkaan sheegay waxa uuna u sababeeyay laba qodob is casilaadiisa.

“Runtii aniga waxaan isku casilay markii aan arkay in aan wax horumar ah aan laga gaareen Amniga iyo in aan la fulin qorsqorshihii ahaa in Al-Shabaab guryahooda loogu galo ayuu yiri Axmed Carab”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: