RW Khayre oo Xalay kormeeray Goobtii shacabka lagu Xasuuqay (dhegayso)

HomeWararka

RW Khayre oo Xalay kormeeray Goobtii shacabka lagu Xasuuqay (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Somaaliya Xasan Cali khayre ayaa xalay markale koormeeray dhismayaashi bur buray ee magaaladda muqdisho,isago sido kale xalay booqday dhawaacyada dadkii shacabka ahaa. Khayre ayaa sheegay in Madaxdooda aysan nolaal waxba u tarayn inta dadka shacabka ah la dhibaataynayo ,wuxuna ka hadlay hoyooyin iyo caruur lagu xasuuqay qarixii isgooyska zoobe. dhegayso codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e4644b04010083108f0bab/Kheyre+%281%29.mp3

Guddiga dhismaha Jidka Burtinle oo lacag lagu deeqay (dhegayso)
Ururka Warbaahinta Puntland oo tababar uga furay Gaalkcyo 25 Saxafi
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Somaaliya Xasan Cali khayre ayaa xalay markale koormeeray dhismayaashi bur buray ee magaaladda muqdisho,isago sido kale xalay booqday dhawaacyada dadkii shacabka ahaa.

Khayre ayaa sheegay in Madaxdooda aysan nolaal waxba u tarayn inta dadka shacabka ah la dhibaataynayo ,wuxuna ka hadlay hoyooyin iyo caruur lagu xasuuqay qarixii isgooyska zoobe.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: