Wasiirka Cafimaadka Dalka Turkiga oo Gaaray Muqdisho

HomeWararka

Wasiirka Cafimaadka Dalka Turkiga oo Gaaray Muqdisho

Wasiirka Caafimaadka dowladda Turkiga iyo Wafdi la socda ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana ay ka qeybqaadanayaan gurmada loo sameynayo dadkii

Juxa: “In reer Puntland talo buuxda & wadatashi ka yeeshaan hannaanka dowladnimo ee dalka waa dood loo baahnaa
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)
Maxaa u Qabsoomay Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ?(Daawo)

Wasiirka Caafimaadka dowladda Turkiga iyo Wafdi la socda ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana ay ka qeybqaadanayaan gurmada loo sameynayo dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii Sabtigii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wafdiga Wasiirka waxaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kus oo dhaweeyay mas’uuliyiin ka mid ah dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Ra’isalwasaare Xasan Cali Kheyre.

Ahmet Demircan; oo ah Wasiirka Caafimaadka dowladda Turkiga ayaa kualn kula qaatay Magaalada Muqdisho Ra’islawasaarada Soomaaliya,waxaana la filayaa in Diyaaradda uu ku yimid ay Dalka Turkiga u qaaddo dhaawacyo gaaraya 50 oo ka mid ah kuwa gudaha dalka aan wax looga qaban karin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: