QM oo si Kulul uga hadashay Qarixii Muqdisho

HomeWararka

QM oo si Kulul uga hadashay Qarixii Muqdisho

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keatig ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Isgo

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Mudanayaasha labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshay
Muqdisho: Waddooyinka halbowlaha u ah magaalada oo la saarayo biyha roobka ah ee wasaqaysan (Sawiro)

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keatig ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Muqdisho.

Danjire Micheal Keatig ayaa weerarka ku tilmaamay mid argagixiso oo naxdin leh kaas oo lagu xasuuqay dad rayid ahaa oo aan waxba galabsan.

“Waxaan cambaareynayaa weerarki argagixiso ee naxdinta lahaa , kaas oo lagu beegsaday dad rayid ah oo aan waxba galabsan, weerarkaas oo ay ka dhalatay khasaaro baaxad weyn. Xeeladaha aan kala sooca lahayn ee lala beegsanaayo dadka Soomaaliyeed waa fal naxariis darro ah waana dembi mudan in la cambaareeyo.” ayuu yiri Keating.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: