Shacabka Garowe oo Siyaabo Kala duwan uga Hadlay Siyaasiyiin & Ganacsato lagu Xiray Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Garowe oo Siyaabo Kala duwan uga Hadlay Siyaasiyiin & Ganacsato lagu Xiray Garowe (dhegayso)

iyado shalay Caasumadda Puntland ee Garowe lagu xiray siyaasiyiin iyo Ganacsato caan ka ah Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa siyaabo kala duwan

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Maxamed Salaad Qoryooley oo Shaaciyey Inuu U Tanaasulay Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.(Sawiro)
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah
Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

iyado shalay Caasumadda Puntland ee Garowe lagu xiray siyaasiyiin iyo Ganacsato caan ka ah Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Garowe oo la hadlay Radio daljir.

Qaar kamid ah shacabka ayaa soo dhaweyeey in la xiro shaqsiyaadka khal khalka galinaya amniga iyo jiritaanka Puntland ,halka qaar kalena shegeen in dowladu waddo Caburin,

dhegayso codadka Shacabka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: