200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

HomeWararka

200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

Hay’adda NRC ayaa Garoowe ka bilowday deegaamayn cusub oo loo udbayo 200 qoys oo danyar ah oo ku nool Garoowe. Mashruucan ayaa waxaa maaligalinaysa hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR, waxaana munaasbaddii lagu dhagaxdhigay ka qaybgalay maamulka gobolka Nugaal iyo Guddoomiyaha degmada Garoowe. Hoos ka dhegayso warbixinta oo uu inoo diyaariyay Cabdixakiim Xuseen Xasan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e010300801004d16da5b8f/Warbxinta+Dadka+Guryaha+Loo+dhisayoo+By+Caabdi+Xakiin.mp3

Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay meertada 76aad ee Golaha Guud ee QM
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Shacabka Faransiiska oo Saaka u Dareeray Goobaha Codbixinta

Hay’adda NRC ayaa Garoowe ka bilowday deegaamayn cusub oo loo udbayo 200 qoys oo danyar ah oo ku nool Garoowe. Mashruucan ayaa waxaa maaligalinaysa hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR, waxaana munaasbaddii lagu dhagaxdhigay ka qaybgalay maamulka gobolka Nugaal iyo Guddoomiyaha degmada Garoowe.

Hoos ka dhegayso warbixinta oo uu inoo diyaariyay Cabdixakiim Xuseen Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: