200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

Hay’adda NRC ayaa Garoowe ka bilowday deegaamayn cusub oo loo udbayo 200 qoys oo danyar ah oo ku nool Garoowe. Mashruucan ayaa waxaa maaligalinaysa hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR, waxaana munaasbaddii lagu dhagaxdhigay ka qaybgalay maamulka gobolka Nugaal iyo Guddoomiyaha degmada Garoowe.

Hoos ka dhegayso warbixinta oo uu inoo diyaariyay Cabdixakiim Xuseen Xasan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0