Odayaasha Qardho oo wali diidan Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Qardho oo wali diidan Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)

iyadoo maanta si rasmi ah Puntland ugu wareejisay Maamulka dekadda Boosaaso shirkadda PO& ports ayaa waxaa soo baxaya waxgarad wali siyaabo kala duwan

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay duqa cusub ee dhuusamareeb
Kenya oo sheegtay inay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)

iyadoo maanta si rasmi ah Puntland ugu wareejisay Maamulka dekadda Boosaaso shirkadda PO& ports ayaa waxaa soo baxaya waxgarad wali siyaabo kala duwan uga hadlaya wareejinta iyo heshiiska dekadda Boosaaso.

Qaar kamid ah nabadoonadda Gobalka karkaar ,gaar ahaan magaaladda Qardho oo maanta Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka digayaan in shirkadda lagu wareejiyo Maamulka dekadda Boosaaso ,iyago ku micneyeey sabaabo baddan.

dhegayso Wariyaha Daljir Qardho Fantastic ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: