Odayaasha Qardho oo wali diidan Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Odayaasha Qardho oo wali diidan Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)

iyadoo maanta si rasmi ah Puntland ugu wareejisay Maamulka dekadda Boosaaso shirkadda PO& ports ayaa waxaa soo baxaya waxgarad wali siyaabo kala duwan uga hadlaya wareejinta iyo heshiiska dekadda Boosaaso.

Qaar kamid ah nabadoonadda Gobalka karkaar ,gaar ahaan magaaladda Qardho oo maanta Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka digayaan in shirkadda lagu wareejiyo Maamulka dekadda Boosaaso ,iyago ku micneyeey sabaabo baddan.

dhegayso Wariyaha Daljir Qardho Fantastic ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com