Puntland oo gubtay Lacago Shilling Somaali Been Abuur ah (Sawiro)

HomeWararka

Puntland oo gubtay Lacago Shilling Somaali Been Abuur ah (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa duleedka Boosaaso maanta ku gubay lacago shilling somaali ah oo been abuur ah ,t

Geeddisocodka deyn maareynta Soomaaliya & marxaladihii la soo maray
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland oo Xukun Dil ah Fulisey (DHEGAYSO)
Boosaaso oo lagu soo gabagabeyeey Nadwo ka socotay Masjidka Huda (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa duleedka Boosaaso maanta ku gubay lacago shilling somaali ah oo been abuur ah ,taas oo la doonayeey in la galiyo Magaalo Ganacsiga Boosaaso.

Lacagtan la gubay maanta ayaa tiradeeda ahayd lix boqol oo malyan iyo shan boqol oo shilinka somaliga ah ,waxaana maalmahan xirnaa Boosaaso qaar kamid ah Goobaha ganacsiga ,taas oo sababtay in la diido lacagta shilling somaaliga ah.

Daawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: