Waraysi ku Saabsan Barashadda Cilmiga Bulshadda (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi ku Saabsan Barashadda Cilmiga Bulshadda (dhegayso)

Waxbarashada guud ahaan waxaa ka mid ah maadada la yiraahdo Cilmiga Bulshada (Civic Education) oo laga dhigo goobaha waxbarashada , waxaana inta badan

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo soo xeray shir looga hadlayay Awoodaha Heerarka Dowladda
Aqoonyahan ka hadlay is casilaadi RW khayre (dhegayso)
Shirweyne looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Waxbarashada guud ahaan waxaa ka mid ah maadada la yiraahdo Cilmiga Bulshada (Civic Education) oo laga dhigo goobaha waxbarashada , waxaana inta badan ay mid tahay maadada ugu muhiimsan ee manhajka waxbarashada.

Haddaba Waa maxay macnaha guud ee Cilmiga Bulshada ama Civic Education? Maxayse tahay kaalinta ay ka qaadato horumarinta barashada xuquuqda waajibaadka iyo waajibaadka muwaadintka? Cilmiga Bulshada kaalin ma ku leeyahay barashada qaabka ama habka ay dawladda u shaqayso?

Su,aalahaas iyo kuwo kaleba waxaan hordhignay Agaasimaha wasaarada waxbarashada ee Puntland Maxamed Cabdiqaadir.
Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0