Garowe oo laga Xusay Maalinta Gabdhaha Aduunka (dhegayso)

HomeWararka

Garowe oo laga Xusay Maalinta Gabdhaha Aduunka (dhegayso)

Magaalada Garoowe, waxaa lagu qabtay xaflad ku aadan munaasabadda xuska maalinta 11-da october ee gabadhaha adduunka,iyado munaasabad kadhacday Garowe

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Hantidhowrka Guud: “Wax Lacag ah lagama Saari Karo Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland”
Ciidanka Taraafikada Gaalkacyo oo ku dhiban kala hagida gadiidka (daawo)

Magaalada Garoowe, waxaa lagu qabtay xaflad ku aadan munaasabadda xuska maalinta 11-da october ee gabadhaha adduunka,iyado munaasabad kadhacday Garowe ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan.

Haweenka Soomaalida ayaa waxaa soo wajaha caqabado tirro badan oo ugu waa weyn yihiin ,kufsiga ,Gudniinka fircooniga ah ,shaqo la’aan iyo faquuq xaga shaqooyinka ah .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa ka qayb-galay ,munaasabada lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee gabadhaha dunida ,waxaana uu kasoo diyaariyay warbixintaan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: