Xaaladda dadka dhimirka la’ ee caalamka oo maanta la xusay (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda dadka dhimirka la’ ee caalamka oo maanta la xusay (dhegayso)

Maanta ayaa caalamka laga xusayaa maalinta caalamiga ee dadka dhimirka la' ee adduunka, dadka dhimirka la' ayaa caalamka kusoo badanaya kuwaasi oo ka

Madaxweynaha Galmudug oo gudoomiyeey shirkii golaha wasiirada
UFEYN: Diiiwaangalinta cod bixinta & Dareenka bulshada (Warbixin)
Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Maanta ayaa caalamka laga xusayaa maalinta caalamiga ee dadka dhimirka la’ ee adduunka, dadka dhimirka la’ ayaa caalamka kusoo badanaya kuwaasi oo ka dhasha intooda badan dagaalada iyo xaaladda saboolnimada.

Soomaaliya oo cudurkaasi uu ka jiro ayaa waxaa qayb wayn ka qaata oo dadka ugu badan ee xanuunkan qabo lasheegaa inay sababto daroogada qaadka ee laga keeno dalalka dariska la’a ah Soomaaliya sida Itoobiya iyo Kenya.

Magaalada Bosaso ayaa waxaa ku taala xarun lagu xareeyo dadka dhimirka ka jiran oo ay hay’ad iyo dowlad midna taageerin, waxaana xaruntan gacanta ku haya dad isu xilsaaray wax u qabashada dadka dhimirka la’a

Suldaan Maxamed Muuse Geelxoor oo mamulaha xaruntan ah ayaa radio Daljir uga waramay xaaladda dadkan, Maxamud Cabdi Ibrahim ayaana waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: