Faahfaahin Weeraarkii lagu Qaaday Kantaroolka Boosaaso

HomeWararka

Faahfaahin Weeraarkii lagu Qaaday Kantaroolka Boosaaso

Weeraroo xalay lagu soo qaaday kaantaroolka magaaladda Bosaaso ayaa waaxaa ku dhinta 7 qof oo Afar kamid ah ay yihiin dad shacab ah iyo sadax Askari o

Sidee looga Ciiday Magaaladda Muqdisho (Daawo)
Munaasabad sagootin ah oo xalay lagu qabtay Dhuusamareeb
Madaxweyne Farmaajo oo Kajawaabaya Taleefanada Gurmadka (Daawo)

Weeraroo xalay lagu soo qaaday kaantaroolka magaaladda Bosaaso ayaa waaxaa ku dhinta 7 qof oo Afar kamid ah ay yihiin dad shacab ah iyo sadax Askari oo ciidamadda kantaroolka katirsanaa.

dadkii weerarkan kudhaawacmay weerarkan oo gaarayay 14 qof oo ahaa dad shacab ah oo kusugnaa kaantaroolka magaalada bosaaso ayaa ladhigay dhaawacooda isbitaalka wayn ee bandar qaasim ee magaalada Bosaaso.

Majirto ilaa iyo hada wax hadal ah oo kasoobaxay laamaha amniga ee gobolka bari ee ku aadan weerarkan xalay lagu soo qaaday ciidamadda.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas,uuliyada weerarkan waxaana ay shegeen in khasaare laxaadleh ay gaarsiiyeen Ciidamada Puntland ee kaantaroolka ku sugnaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: