Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS oo Boosaaso Gaaray

HomeWararka

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS oo Boosaaso Gaaray

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo manta gaaray magaalada B

Garacad: Ciidamada badda ee Puntland oo gacanta ku dhigay rag lagu tuhamayo Al-shabaab (dhegayso)
Wararkii ugu Dambeeyey ee Markab ku Qarxay Xeebaha Gobolka Bari (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo manta gaaray magaalada Boosaaso ayaa kormeer ku sameeyey howlaha socdaalka ka socda Air-porka caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Agaaasimaha wuxuuna halkaas kula kulmay saraakiisha iyo shaqaalaha socdaalka ee ka howlgala Air-porka Boosaaso oo ka mid ah Garoomada ugu casrisan ee dalka ku yaala.

Waxaana uu agaasimaha ku ammaanay shaqaalaha socdaalka ee ka howlgala Air-porka Boosaaso howlaha muhiimka ah ee ay u hayaan bulshada isaga oo kula dardaarmay ilaalinta sharciga iyo amniga dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: