RW Khayre oo sheegay in Somaaliya lagu leeyahay deyn dhan $6Bilyan oo doollar

HomeWararka

RW Khayre oo sheegay in Somaaliya lagu leeyahay deyn dhan $6Bilyan oo doollar

Xasan Cali Kheyre Ra’islawasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Caalamka uu Soomaaliya ku leeyahay $6Bilyan oo doollar oo deyn ah. Ra’isalwasaaraha w

Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab
Aqoonyahan Faysal Rooble oo walaac ka muujiyeey xarriga Madaxweynihii hore DDSI (dhegayso)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Xasan Cali Kheyre Ra’islawasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Caalamka uu Soomaaliya ku leeyahay $6Bilyan oo doollar oo deyn ah.
Ra’isalwasaaraha waxaa uu xalay ka hadlayay kulan Taakulo lacageed loogu ururinayay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyedd,taas oo uu dhawaan Guddi Qaaraankaas ururiya u sameeyay Madaxweyne Farmaajo.

Ra’isalwasaaraha waxaa uu sheegay in Adduunyada ay Soomaaliya ku leedahay lacagtaas,waxaana uu Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeybqaataan taakulada Ciidanka.

Ra’islawasaaraha ayaa si dadban u weeraray Madaxda dowlad Goboleedyada,waxaana uu si kooban u yiri “waa in Madaxda aysan leemaha ku qor qorin warqado kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: