RW Khayre oo sheegay in Somaaliya lagu leeyahay deyn dhan $6Bilyan oo doollar

RW Khayre oo sheegay in Somaaliya lagu leeyahay deyn dhan $6Bilyan oo doollar

Xasan Cali Kheyre Ra’islawasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Caalamka uu Soomaaliya ku leeyahay $6Bilyan oo doollar oo deyn ah.
Ra’isalwasaaraha waxaa uu xalay ka hadlayay kulan Taakulo lacageed loogu ururinayay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyedd,taas oo uu dhawaan Guddi Qaaraankaas ururiya u sameeyay Madaxweyne Farmaajo.

Ra’isalwasaaraha waxaa uu sheegay in Adduunyada ay Soomaaliya ku leedahay lacagtaas,waxaana uu Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeybqaataan taakulada Ciidanka.

Ra’islawasaaraha ayaa si dadban u weeraray Madaxda dowlad Goboleedyada,waxaana uu si kooban u yiri “waa in Madaxda aysan leemaha ku qor qorin warqado kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com