Xildhibaanadii Mooshinka ku Riday Xaaf oo Shirka Kismaayo si Kulul uga Hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanadii Mooshinka ku Riday Xaaf oo Shirka Kismaayo si Kulul uga Hadlay (dhegayso)

Xildhibaano dhawaan Mooshin ku riday madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Xaaf oo maanta warbaahinta kula hadlay kismaayo ayaa maanta si kulul uga hadl

Tababar Boosaaso looga furay wariyaal
Maamulka Degmadda Burtinle oo Shahaado Sharaf Gudoonsiyeey Maamulka Idaacada Daljir Burtinle (dhegayso)
Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta oo xiran

Xildhibaano dhawaan Mooshin ku riday madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Xaaf oo maanta warbaahinta kula hadlay kismaayo ayaa maanta si kulul uga hadlay shirka caawa ka furmay kismaayo,kaas oo ay ku tilmaameen mid lagu duminayo qaranimadda Somaaliya.

Axmed Yuusuf Ciyow oo kamid ah Xildhibaanada Galmudug oo saxaafadda u akhriyeey warka kaso baxay xildhibaanada ayaa sheegay in shirkaas uu marnaba ahayn mid xaqiiqda ka turjumaya ,isla markaana lagu kala fogaynayo umadda Somaaliyeed.

dhegayso codka xildhibaanka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: