Aqoonyahan Ka Hadlay Qodobadda Kaso Bixi Karra Shirka Kismaayo (dhegayso)

Aqoonyahan Ka Hadlay Qodobadda Kaso Bixi Karra Shirka Kismaayo (dhegayso)

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shir ay
yeelanayaan madaxwaynayaasha dowlad goboleeduyada Hirshabelle,
Jubaland, Galmudug , Puntland iyo Koonfur Galbeed oo looga hadlayo
dastuurka iyo nidaamka faderaalka.

Shirkan ayaa waxaa horay gogoshiisa dhigay madaxwaynaha Jubland Axmed
Madoobe, waxaana maanta garay mafaxwaynayaasha Puntland,
Hirshabelle,Jubaland, Koonfur Galbeed iyo madxwaynaha xilka laga
qaaday ee Galmudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay wax door ah kulahayn
shirkan, iyadoona tan iyo markii uu soo bilowday khilaafka dowladaha
Khaliijka ay sababtay inuu xiriirkooda uu xumaado dowlad goboleedyada
iyo dowladda dhexe oo go’aamo kalle duwan qaatay.

Hadaba muxuu salka ku hayaa shirkaan, maxaase kasoo bixi kara waxaan
arimahaasi waydiinay Maxamed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska
Afrika, waxbadana ka qoray. Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay
isagoo ku sugan wadanka Finland.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com