Dowladda Federaalka oo Xaqiijisay in uu Dib U Dhacay Shirweynihii Arrimaha Dastuurka

HomeWararka

Dowladda Federaalka oo Xaqiijisay in uu Dib U Dhacay Shirweynihii Arrimaha Dastuurka

Dowladda Somaliya ayaa Xalay ku dhawaaqday inuu dib udhac ku yimid furitaanka Shirweynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka Somaliya. Shirkan ayuu Was

Dowladda Puntland oo u digtay musharixiinta madaxwaynaha Puntland 2019 (dhegayso)
Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye ayaa bogaadiyey qabashada Degmada Ceelbuur
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Dowladda Somaliya ayaa Xalay ku dhawaaqday inuu dib udhac ku yimid furitaanka Shirweynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka Somaliya.
Shirkan ayuu Wasiirka Dastuurka Somaliya C/ Xoosh Jibriil Sheegay inuu qabsoomayo 8-da October oo ku asteysan maanta ,ila haddana dowladu ma sheegin wakhtiga uu furmayo.

Qoraal uu soo dhigay goordhow Bartiisa Facebook Wasiirka Warfaafinta Somaliya Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayuu ku sheegay inuu dib uga dhacay Waqtigiisa Shirka.

“Cilad farsamo darteed waxaa dib u dhacay shirweynihii Qaran ee Daahfurka Dib-u-eegista Dastuurka oo 8da October ka bilaaban lahaa Royal Palace Hotel ee Muqdisho” ayuu yiri Wasiir Yariisoow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: